Badmareeno ka tirsan Hawlgalka Atalanta ayaa la qaybasaday khibrad shaqo ciidamadda ilaalada xeebaha ee Jabuuti
April 22, 2016 - 09:0619kii bishi April 2016 ka xubno ka tirsan ciidamadda ilaalada xeebaha ee Jabuuti ayaa lagu martigaliyay markabka sidda calanka Hawlgalka Atalanta ee loo yaqan FGS Bayern. Si ay uga qayb qaatan tababarro xirfadeed oo xagga badda ah.
17 kii xubnood ee ka tirsana ciidamadda ilaalada xeebaha waxaa ay tababar maalin socaday ay la qaaten badmareenada Jarmalka ah ee FGS Bayern la socday. Waxaa ay ka fai’daysten xirfado qiimo leh oo ay ka mid yihin sida loo daaweeyo qof buka marka la saran yahay badda, habka loo fuulo markabka ee xarkaha loo daaadsado,habka loo isticmaalo radiyaha iyo waliba sida daayactir logu sameeyo injiinka markabka.
Taliyaha ciidanka FGS Bayern mudane Markus Bruggemeir ayaa ku so dhaweeyay gurada markabkiisa xubno ka tirsan ciidamadda ilaalada xeebaha Jabuuti. Isaga oo ku faraxsan sida guusha leh ee ay booqashadii isu dhacday. Xatta Isfahan waagi ka yimid xagga luuqada ma u noqon mid ishortaaga kala fa’idaysigii. Wayo ciidanka FGS Bayern waxaa u suurtowday in ay u gudbiyan xirfado badan – ciidamadda ilaalada xeebaha ee Jabuuti si weyn ayay ugu boogen.
Dhacdooyinka noocan ah waxaa ay ka caawiyan gobolka kor u qaadida hay’adaha ku hawlan awoodaha badda. Sidi ay uga difaaci lahaayen biyoohooga iyo waliba sidi ay badmareenada uga badbaadiyan weerarada burcad badeedka.
Latest News
-
EU NAVFOR Somalia CTF-465 conducts integration activities off the Coast of Somalia for the new 37th rotation to settle in
-
Operation ATALANTA receives reinforcements of the shipping industry ( AZAMARA CRUISE)
-
Security considerations if diverting around Africa
Press releases
-
Force Commander EU NAVFOR Somalia meets with his CMF counterpart to coordinate and de-conflict after approval on new Operation Atalanta mandate
-
Operation ATALANTA´s new mandate enters into force on 1st of January 2021. New tasks will reinforce the EU NAVFOR’s counter-piracy core responsibilities.
-
EU NAVFOR ATALANTA PROVIDES SUPPORT TO UNODC YEMEN COAST GUARD REGENERATION STRATEGY