Badmareeno ka tirsan Hawlgalka Atalanta oo tababar u gudbiyay ciidamada ilaalada xeebaha ee Somaliland
March 9, 2016 - 08:50Markab dagaalka Hawlgalka Atalanta ee FGS Erfurt ayaa u gudbiyay tababar khaas ah arday ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha ee Somaliland.
EUCAP Nestor wa ergo rayid ah oo ku hawlan, kalin hor lehna ka qaadata nabadgeliyada badda Soomaliya. Hawlgalka Atalanta ayay si wada jir ah u wadashaqeeyaan iyago ku dadaalaya sidii ay Somaliya u gaddhi lahayd iskufillasho xagaa amniga badda.
Mawduuca tababarkani wuxu aha aaladaha warisgadhsiinta ee radiyaha badda loo isticmaalo. Khaasatan alaada casriga ah ee loo yaqaan AIS ee ay maraakibta waaweyni isticmaalan. Iyo waliba aalada radaarka ee lagu hago maraakiibta. Ardaydii ka qeyb qaadatay tababarkan -aqontii ay ka soo fa’idaysten waxaa looga fadhiya inay la doontan qolka aaladaha warisgadhsiinta casriga ah ee magaala xeebedka Berbera.Waxay halkaasi ku hagi doonan marakiibta kana weeciyaan waxyabaha khatarta eek u soo socda. Iyo waliba inay ilaalin doonan dawyadda marakiibtu ku kala gooshayan.
Taliyaha Erfurt’s Deck oo macallimiintii ka mid aha wuxu yidhi “waxaa farxad ii ah inan aqontayda uga fa’ideeyo ardayda waxana sharaf ii ah inan la qaybsado waya aragnimadayda dadka ku dhaqan magaalada tan, si ay iyaguna u samaystan ciidanka ilaalada xeebaha.Madaxa tababarka EUCAP Nestor ka socday aya sheegay “caqabadihii ugu doorka roona ee an la kulanay waxaa ka mid ah in dadka la fahmsiiyo masuuliyada ciidanka ilaalada xeebaha iyo xiriirka u dhexeeya kallumaysiga sharci darrada iyo burcad badeedka”
Hawlgalka Atalanta wuxu ka shaqeynaayay nabadgeliyada badda Soomaliya tan iyo 2008.
Ka la xiriir bogga internedka www.eucap-nestor.eu/
Latest News
-
AFTER A MONTH IN COMMAND OF OPERATION ATALANTA TASK FORCE 465, COMMODORE DIOGO ARROTEIA REFLECTS BRIEFLY ON THE MISSION AND ITS NEW MANDATE.
-
Operation ATALANTA´s new mandate enters into force on 1st of January 2021. New tasks will reinforce the EU NAVFOR’s counter-piracy core responsibilities.
-
EU NAVFOR ATALANTA PROVIDES SUPPORT TO UNODC YEMEN COAST GUARD REGENERATION STRATEGY
Press releases
-
Operation ATALANTA´s new mandate enters into force on 1st of January 2021. New tasks will reinforce the EU NAVFOR’s counter-piracy core responsibilities.
-
EU NAVFOR ATALANTA PROVIDES SUPPORT TO UNODC YEMEN COAST GUARD REGENERATION STRATEGY
-
Commodore Diogo Arroteia, Force Commander of the 36th rotation shares his first impressions on the operation