Badmareeno Talyaani ah oo ka tirsan ciidanka badda Hawlgalka Atalanta oo gargaar biyo iyo cunto ah ugu deeqay kalluuu-maysato Soomali ah.
September 16, 2016 - 08:56Badmareeno Talyaani ah oo la socday markab dagaalka ITS EURO ee Hawlgalka Atalanta ayaa waxay kula kulmeen Gacanka Cadmeed kalluu-maysata Soomaaliyeed oo dhowr ah.
Kalluu-maysatada Soomaaliyeed ee ay la kulmeen badmareenadu aya waxay u sheegen inay badda ku jiran muddo 10 ilaa 15 casho ah si ay kalluunka u soo qabsadaan. Balse, cuntada iyo biyaha ay wataan oo aan iska celin karayn kulaylka millicda in badana aan hayneyn.
Badmareenadu waxay halkaas gargaar isugu jira cunto iyo biyo aan xumaaneyn ugu deeqeen kalluu-maysatada Soomaaliyeed waxanay halkaas ka ga faai’daysteen inay u sharxaan sida ay Hawlgalka ladagaalanka burcad badeedka ay ka wadaan badda Soomaaliya sidii ay uga nabadgelin lahaayen weerarada burcad badeedka.
Weeraradii ay sababen burcad badeeka Soomaaliyeed waxay kor u kacen bishi Janaayo 2011 ka kuwaaso lagu qafaashay 736 qof laguna qabsaday 32 markab oo ganacsi ah oo lagu doonayo lacago badan oo madax furasho ah loogu heystay xeebaha Soomaaliyeed. Dadaalkii ciidanka badda iyo shuruucdii tallaabooyinkii ay dejiyen ammaanka badda awged ayaa sababay inay hoos u rido falalka burcad badeednimo laga bilaabo bishi Sept 2016 ka, hal markab oo la qabtay ma jiro balse 26 qof oo la qafaashay ayaa ilaa hadda gacanta ugu jira.
Latest News
-
EU NAVFOR ATALANTA MONTHLY BULLETIN
-
GERMANY REDEPLOYS ITS CONTINGENT IN DJIBOUTI
-
EU NAVFOR Somalia CTF-465 conducts integration activities off the Coast of Somalia for the new 37th rotation to settle in
Press releases
-
Force Commander EU NAVFOR Somalia meets with his CMF counterpart to coordinate and de-conflict after approval on new Operation Atalanta mandate
-
Operation ATALANTA´s new mandate enters into force on 1st of January 2021. New tasks will reinforce the EU NAVFOR’s counter-piracy core responsibilities.
-
EU NAVFOR ATALANTA PROVIDES SUPPORT TO UNODC YEMEN COAST GUARD REGENERATION STRATEGY