Ciidamada ammaanka badda Lituaniya oo Hawlgalka Atalanta ku wehelinaya badbaadinta markabka WFP
May 9, 2016 - 08:43Tan iyo bishi December 2015ka ciidamada ammaanka badda ee dalka Lituaniya oo tababar heer sare qaba ayaa soo galbiyay markabka hay’ada cuntada Aduunka WFP ee loo yaqaan MSM Douro. Si u kargooga gargaarka raashinka sidda u nabadgaliyo ugu gaaro halkii lagu waday oo ah Soomaaliya.
Ciidamada amaanka badda ee Lituaniya waxaa ay ka mid yihin garabka ay Lituaniya siiso Hawlgalka Atalanta oo ah xooga Midowga Yurub ee la dagalaanka Burcad Badeedka ee ka hawlgala baddaha ku dhow xeebta Soomaliya.
Ciidamadani waxaa ay ka soo shiraacden 8500 oo mayl, markabka MSM Douro waxaa u badbaadiyen in ka badan 13600 oo ton oo raashin oo loo waday dadka Soomaaliyeed.
Hawgalkani waa kii u horreeyay ay ku sameeyan wadankooda dibaaddiisa ee ay Hawlgalka Atalanta garab ku siiyan. Waxaa kale oo ay garab joogan rakaabka rayidka ah ee markabka WFP saran.
Iyaga oo markabka WFP ee MSM Douro la garab taagan tahay difaac joogta ah; waxaa ay sidoo kale Midowga Yurub ka kaalmaynaysa hay’ada WFP inay u badbaadiso gargaarka ay u wado bulshada Soomaaliyeed ee aad u baahan.
Latest News
-
Operation ATALANTA bids farewell to Deputy Commander Rear Admiral Corrado Campana
-
THE IMPORTANCE OF AIR RESOURCES IN OPERATION ATALANTA
-
ESPS Castilla rejoins Operation ATALANTA full-speed
Press releases
-
Force Commander EU NAVFOR Somalia meets with his CMF counterpart to coordinate and de-conflict after approval on new Operation Atalanta mandate
-
Operation ATALANTA´s new mandate enters into force on 1st of January 2021. New tasks will reinforce the EU NAVFOR’s counter-piracy core responsibilities.
-
EU NAVFOR ATALANTA PROVIDES SUPPORT TO UNODC YEMEN COAST GUARD REGENERATION STRATEGY