Markab dagaalka Hawlgalka Atalanta ee ESPS Relampago ayaa salaan ka la hortagay kalluu-maysato Soomaaliyeed muddadii ay ka waden hawlgallada ka hortagga burcad badeeda ee xeebta bari ee Soomaaliya.
January 10, 2017 - 15:34Horraantii usbuucan markab dagaalka ciidanka badda ee Midowga Yurub ee ESPS Relampago ayaa muddadii la ga waday hawlgallada la ga ga hortagayo burcad badeeda ayaa kula kulmay kalluu-maysato Soomaaliyeed meelo u dhow xeebta Soomaaliya.
Inta kadib, badmareenadii ESPS Relampago waxay ka dhawajiyen iyagoo adeegsanaya tarjumaan; kaalinta muuhiimka ah ee ay ciidanka badda ee Midowga Yurub ay kaga hortagaan weerarada burcad badeeda ah, islamarkaana ku difaacan markabka hay’adda cuntada ee WFP. Kasoo, xilligan la jooggo ku hawlan gaadhsiinta gargaar bini-aadanimo dadka Soomaaliyeed. Hawlgallada la ga ga hortagayo burcad badeeda ayaa logu talo galay in lagu baajiyo ama lagu leexiyo burcad badeeda soo galaya badda ee weeraro ku qaadaya maraakiibta.
Tan iyo bishi December 2008, ee u Midowga Yurub bilaabay Hawlgalka Atalanta, boqol kiba boqol 100% maraakiibta WFP ayaa nabad ku gaadhay Soomaaliya, in ka badan hal milyan oo tan oo gargaar ah ayaana loo qaybiyay dadka Soomaalida.
Kulamada noocan ah ee dhexmara kallu-maysatada deegaanka iyo ciidanka badda waxay xoojinayaan isfahamka iyo isaaminada bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan meesha iyo ciidanka ka hortaga burcad badeeda.
Latest News
-
Operation ATALANTA bids farewell to Deputy Commander Rear Admiral Corrado Campana
-
THE IMPORTANCE OF AIR RESOURCES IN OPERATION ATALANTA
-
ESPS Castilla rejoins Operation ATALANTA full-speed
Press releases
-
Force Commander EU NAVFOR Somalia meets with his CMF counterpart to coordinate and de-conflict after approval on new Operation Atalanta mandate
-
Operation ATALANTA´s new mandate enters into force on 1st of January 2021. New tasks will reinforce the EU NAVFOR’s counter-piracy core responsibilities.
-
EU NAVFOR ATALANTA PROVIDES SUPPORT TO UNODC YEMEN COAST GUARD REGENERATION STRATEGY