Markabka Ciidamada Bada ee Midawga Yurub NRP Álvares Cabral, Ergada Kobcinta Tayada ee Midawga Yurub iyo Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Sishils Waxay ka Wada Shaqeeyaan Xoojinta Amaanka Badda
July 10, 2013 - 16:29Intii uu joogay dekeda Victoria ee dalaka Sishilis ayaa shaqaalaha Markabka Ciidamada Bada ee Midawga Yurub ee loo yaqaan NRP Álvares Cabral waxay la kulmeen Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Sishils kulankan oo ka dhacay dusha markabka boortaqiisku leeyahay si ay isku dhaafsadaan aqoon iyo khibrad.
Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Sishils oo booqday qaybta hagida farsamada ee markabka ayaa intii ay ku guda jireen booqashadooda waxaa la siiyay warbixin kooban oo ku saabsan qalabka, farsamooyinka iyo tilmaamayaasha loo isticmaalo hagida. Wada shaqaynta noocan ahi waa mid muhiim ah oo awood inoo siinaya inaan xog iswaydaarsano intaas ka sokow waxay inaga caawinaysaa inaan ogaano wadiiqada ugu haboon.
Dhacdadan waxaa ka wada shaqeeyay Ergada Kobcinta Tayada ee Midawga Yurub oo ah hawlgal rayidku hogaamiyaan islamarkaana ujeedadiisu tahay sidii loola shaqayn lahaa qayabaha kale ee Midawga Yurub sida: Ciidamada Bada ee Midawga Yurub iyo dawladaha gobolka si loo xoojiyo amaanka badda iyo tayadaba.
Markabka Boortaqiiska NRP Álvares Cabral, waxa uu ku soo biiray Hawlgalka Atalaanta ee la dagaalanka budhcad-badeeda lixda bishii Abril Lixdeedii waxa uuna hada yahay markabka Ciidamada Bada ee Midawga Yurub ilaa 6da Ogoosto.
Latest News
-
AFTER A MONTH IN COMMAND OF OPERATION ATALANTA TASK FORCE 465, COMMODORE DIOGO ARROTEIA REFLECTS BRIEFLY ON THE MISSION AND ITS NEW MANDATE.
-
Operation ATALANTA´s new mandate enters into force on 1st of January 2021. New tasks will reinforce the EU NAVFOR’s counter-piracy core responsibilities.
-
EU NAVFOR ATALANTA PROVIDES SUPPORT TO UNODC YEMEN COAST GUARD REGENERATION STRATEGY
Press releases
-
Operation ATALANTA´s new mandate enters into force on 1st of January 2021. New tasks will reinforce the EU NAVFOR’s counter-piracy core responsibilities.
-
EU NAVFOR ATALANTA PROVIDES SUPPORT TO UNODC YEMEN COAST GUARD REGENERATION STRATEGY
-
Commodore Diogo Arroteia, Force Commander of the 36th rotation shares his first impressions on the operation