EU NAVFOR: waxaa loobahan yahay in laxoojiya foojignaanta bada sifiican, Sababtoo ah doon xamuul ah oo hindi ah laga,afduubay xeebt Somaliya

Apr 06, 2017 - 15:11
Doon xamuul ah oo ka rajiirtarsan indiya ayaa laga,afduubay xeebta somaliya maalintii Sabtida 1 April 2017,

EU NAVFOR: marlabaad waxay leedahay maraakiibta oo dhan waa inay sifiican u Foojignaadaan. Maraaakiibta waxa si,xoogan lugulatalinayaa in isdifaacaan.

Doonta xamuulka ahee indiya oo la,afduubay sadex  isbuuc kabacdi markabkii shidaalka Aris 13 oo ay haysteen burcadbadeed hubaysan 4 maalmood. Wali macad, EU NAVFOR waxa kaloo baaritaan kujira doon laga,afduubay xeebta Galmudug maalintii isniintii 3 April 2017.

Mustaqbalka wax faahfaahin oo dheeraad waan idinla socod siindoonaa.

Categories