Translations

Maalintii sabtida ahayd ee waqtigii qorax dhaca ahayd ayaa European Union counter-piracy oo ilaalinayey xeebta somaliya dhinaca bari,EU NAVFOR`s markabka calanka isbeyn, ESPS Galicia,waxay taleefan degdeg ah(SOS) ka heleen kabtanka markabka Costina .
Apr 25, 2017
Horraantii usbuucan markab dagaalka ciidanka badda ee Midowga Yurub ee ESPS Relampago ayaa muddadii la ga waday hawlgallada la ga ga hortagayo burcad badeeda ayaa kula kulmay kalluu-maysato Soomaaliyeed meelo u dhow xeebta Soomaaliya.
Jan 10, 2017
Taliyaha ciidanka badda ee Midowga Yurub ee ka Hawlgalla Soomaaliya Rob Magowan CBE ayaa ku nuux nuux saday baahida loo qabo in la xoojiyo feejignaanta ilaalada badda, kadib markii markab nooca kiimikadda qaada CPO Kuuriya laga soo warramay in 6 nin oo hubbeysan weera
Nov 21, 2016
Badmareeno Talyaani ah oo la socday markab dagaalka ITS EURO ee Hawlgalka Atalanta ayaa waxay kula kulmeen Gacanka Cadmeed kalluu-maysata Soomaaliyeed oo dhowr ah.
Sep 16, 2016
Ciidanka badda ee Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeedka ayaa soo dhaweeyay xukunka lagu riday maanta galinkii hore 12 nin; ka dib markii maxkamad ku tallla dalka Mauritius ay ku heshay falal ah oo loo geystay markabka MSC Jasmine 5tii bishi Janayo 2013 ka.
Jul 18, 2016
Tan iyo bishi December 2015ka ciidamada ammaanka badda ee dalka Lituaniya oo tababar heer sare qaba ayaa soo galbiyay markabka hay’ada cuntada Aduunka WFP ee loo yaqaan MSM Douro. Si u kargooga gargaarka raashinka sidda u nabadgaliyo ugu gaaro halkii lagu waday oo ah Soomaaliya.
May 09, 2016
29 kii bishi April 2016 ka markabka Hawlgalka Atalanta ee sida calanka Jarmalka ee loo yaqaan FGS Bayern ayaa badbaadiyaay 92 ruux oo ka mid aha rakaabkii saarna markabkii qalibmay. Iyagoo ka qayb qaadanayay Hawlgalka Badbaadada Dadka ku go’doomay badda (SOLAS).
May 04, 2016
19kii bishi April 2016 ka xubno ka tirsan ciidamadda ilaalada xeebaha ee Jabuuti ayaa lagu martigaliyay markabka sidda calanka Hawlgalka Atalanta ee loo yaqan FGS Bayern. Si ay uga qayb qaatan tababarro xirfadeed oo xagga badda ah.
Apr 22, 2016
Le 19 avril 2016, des personnels appartenant aux garde-côtes Djiboutiens ont été invités à bord du navire état major de la force Atalante, le Bayern, afin de prendre part à une journée  de formation aux techniques maritimes.
Apr 20, 2016
Les marins du navire de guerre italien ITS Euro, déployé au large de la Somalie depuis fin mars dans le cadre de l’opération Atalante, ont profité d’une escale a Djibouti pour rendre visite aux écoliers de Notre-Dame de Boulaos.
Apr 18, 2016
Badmareeno la socday markab dagal Talyaani ah oo lagu magacaabo ITS Euro oo kala shaqeeynaayay hawlgalka Atalanta xeebta Soomaliya tan iyo dhaammaadkii bishii Marzo.
Apr 18, 2016
Dhammadkii sannadkii 2015 ta markabka hay’ada cuntada ee qaramada midowbay ee FAO MV Kestrel, ayuu markabka Hawlgalka Atalanta ka difaacay weerarada burcad badeedka.
Mar 23, 2016