Translations

Markab dagaalka Hawlgalka Atalanta ee FGS Erfurt ayaa u gudbiyay tababar khaas ah arday ka tirsan ciidamada ilaalada xeebaha ee Somaliland.
Mar 09, 2016
Iyago ku gudo jira hawlahooda ladagalaanka burcad badeedka xeebaha Soomaliya, markab dagaalka hawlgalka Atalanta ee calankiisu yahay ESPS Galicia wuxu ku soo dhaweeyay dushisa madax Somaliyed oo dhawr ah.
Jun 15, 2015
Maalintii talaadadii 26ka bisha Maayo 2015,  Markabka Laga hogaamiyo ciidanka badda ee Midoowga Yurub ESPS Galicia oo laga leeyahay dalka Spain, ayaa dushiisa lagu soo dhaweeyay saraakiil Soomaaliyeed.
Jun 05, 2015
Dedaaladda ay Midowga Yurub ugu jiraan inay kor ugu qaadaan xaalladaha dawladdaha gobolka ee la xidhiidha awoodahooda  nabadgelyada baddaha ee Geeska Afrika.
Mar 18, 2015
Maalintii Arbacadii ee 8 Oktoobar xubno ka tirsan Ilaalada Xeebaha Soomaaliya iyo Ciidanka Booliiska Dekedaha ee ka qaybqaadanayey koorsadii tababar ee ay EUCAP Nestor ka bixinayeen Djibouti gudaheeda, ayaa waxay fursad u heleen inay booqdaan labo markab-dagaal oo ay
Oct 15, 2014
Tariikhdu markii ay ahayd 29 Janaayo 2014, iskaashiga caalamiga ah ee la dagaalanka budhcad-badeednimada ayaa keenay gudbinta shan nin oo ay gudbiyeen Ciidamada Badda ee Midowga Yurub (EU NAVFOR) ee Hawlgalka Soomaaliya markabka calankiisu yahay Atalanta, FS Siroco, a
Feb 12, 2014
Taariikhda manta oo ku began 15th December 2013 ayaabay ciidamada qalabka sida ee badaha EUNAVFOR ayaa ku qaabilay duleedka markabka frenchiga ee lugu magacaabo Siroco guddi ka socota Somaliland taas oo ujeedaduna aheed kulan wada hadal uu ka qayb qaadanayay madaxweyne ku xigeen Cabdiraxmaan Cabdill
Dec 16, 2013
4 tii bishan September 2013, meel ka baxsan biyaha xeebta magaalada muqdisho, markab ay leedahay ciidanka bada ee midowga yurub ( EU NAVFOR) Atlanta , ayaa lagu maritiqaaday madaxweynaha Somaliya , Xasan Sheekh Maxamud.
Sep 05, 2013
Ciidamada Bada ee Midawga Yurub iyagoo kaashanaya markabka Ciidamada Badda ee NATO ayaa hareereyay markabkab budhcad-badeed la wareegtay shalay subaxdii (15 June 2013) isagoo jooga Gacanka Cadmeed dhexdiisa, saacdo uun kadib budhcad-badeedii dib ayay uga laabteen weer
Jul 10, 2013
Markabka Ilaalada Madaxa Banaan (AVPD) oo ka trisan Hawlgalaka Atalaanta ee Ciidamada Badda Midawga Yurub (EU NAVFOR) ee Soomaaliya waxa loo xilsaaray inuu ilaaliyo markabka Barnaamijka Cuntada Aduunyada (WFP) ee loo yaqaan MV Caroline Scan.
Jul 10, 2013
Mahad aad u diiran ayaa soo gaadhay taliyaha iyo naakhuudayaasha markabka dagaalka ee Isbayn, ESPS Numancia, ee ka tirsan Ciidamada Bada Midawga Yurub taas oo uga timid shaqaalaha markabka booyada kiimikada ah ee MT Perl, tani waxay ka ka dambaysay markii markabkan re
Jul 10, 2013
Intii uu joogay dekeda Victoria ee dalaka Sishilis ayaa shaqaalaha Markabka Ciidamada Bada ee Midawga Yurub ee loo yaqaan NRP Álvares Cabral waxay la kulmeen Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Sishils kulankan oo ka dhacay dusha markabka boortaqiisku leeyahay si ay isku dh
Jul 10, 2013