Translations

Markabka Dagaalka NRP Álvares Cabral ee Hawlgalka Atalaanta ee Ciidamada Bada Midawga Yurub intii uu ku guda jiray booqashadiisa  dekeda Mambasa waxa uu martigaliyay madax ka socotay Barnaamijka Cuntada Aduunka (WFP).
Jul 10, 2013
Maalintii Sabtida ee 22 June ayaa xili galab ah waxaa badda dhinaca Gacanka Cadmeed ku kulmay markabka dagaalka ee Talyaaniga ITS Zeffiro iyo ka Ciidamada Bada Shiinaha PLANS Mianyang, labadan markab waxay ku hawlan yihiin la dagaalanka budhcad-badeeda.
Jul 10, 2013
EUCAP Nestor, Ciidamada Bada ee Midawga Yurub (CBMY) iyo Ilaalada Xeebaha ee Sishilis ayaa waxay wada qabteen dhoola-tus budhcad-badeed lagula dagaalamo.
Jun 28, 2013
Wasiirka Gaashaandhiga iyo xubno golaha wasiirada ah ayaa goor hore oo maanta ah soo booqday Xarunta Guud ee Hawlgalada ee Midawga Yurub. Si ay u fiiriyaan qorshaha dhamayskatiran ee Midawga Yurub ee Soomaaliya iyo xoojinta wada shaqayntooda dalka.
Jun 28, 2013
Maanta, Xubna ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ayaa u duulay dushaa markab jooga badda ka baxsan Muqdisho, lagana leeyahay Burtaqaal, hogaaminaayane Ciidamada Badda Midowga Yurub lana yiraahdo NRP Alvares cabral.
Jun 24, 2013
Iyagoo todobaad ka hor uun ku soo biiray Ciidamada Bada ee Midawga Yurub ayaa naakhuudayaasha Iswidhan ee Roondeeya Badwaynta ee markabka loo yaqaan HSwMS Carlskrona waxay ku mashquulsanaayeen roondooyin ay kaga hortagayeen budhcad-badeeda.
Apr 16, 2013
Maalmahan aad ayuu u mashquulsanaa markabka Ciidamada Bada ee Midawga Yurub (CBMY) ee loo yaqaan ESPS Méndez Núnez.
Apr 02, 2013
Markabka ilaalada ah ee madaxa banaan ee Jarmalka kaas oo lala hawlagaliyay Ciidamada Bada ee Midawga Yurub (CBMY) ee Hawlgalka Atalaanta ee Soomaaliya ayaa masuulida ilaalada markaba Barnaamijka Cuntada Aduunyada (BCA) ee loo yaqaan MV Caroline Scan ku wareejiyay dalka finland 15 kii Maarso.
Apr 02, 2013
8 dii Maarso 2013 ayaa markabka Ciidamada Bada ee Midawga Yurub (CBMY) ee ESPS Méndez Núnez waxa uu gargaar uu aad ugu baahnaa siiyay shaqaalaha markabka booyada ah ee MV Royal Grace oo siday kiimiko kadib markii ay si lama filaan ah u siidaayeen budhcad-badeeda Soomaalidu.
Apr 02, 2013
Maalintii Isniinta 25kii Febraayo Markabka HNLMS De Ruyter ee Ciidamada Dhajka oo ka tirsan Ciidamada Bada ee Midawga Yurub (CBMY) ayaa sagaal budhcad-badeednimo looga shakiyay ku wareejiyay maamulada Sishilish si dacwad loogu oogo.
Mar 19, 2013
Markabka Ciidamada Bada ee Midawga Yurub ESPS Méndez Núnez iyo doonta sidatay magaca Al-Hasan
Mar 19, 2013